Nin Qiray in lacag dhan 300- Dollar lagu siin jiray Haweenka uu kufsado kadibna dilo

Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay nin dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in uu kufsi iyo dil u geestay sadex haween ah, waxaana ninkan falalkan uu geestay dusha ka saaray kaniisad kutaala magaalada Kiambu ee dalka Kenya. Paul Magara Morara, oo 29 sano jir ah ayaa qirtay in uu kufsaday kadibna dilay sadex … Continue reading Nin Qiray in lacag dhan 300- Dollar lagu siin jiray Haweenka uu kufsado kadibna dilo